Oraahyo Jaceyl ah oo koo kooban.

Sep 18, 2012 injineere    Comments Off    Posted under: JACEYLKA
  • Alle waxaa uu ku abuurey wadnaheena miro IIMAAN ah marka waa inn aan ku waabinaa Ducooyin kuna bacriminaa erayo Naxariiseed ugu dambeyna ku goosanaa Jaceyl guur ku dhamaada.
  • Jaceylku waa sida hirarka mowjadaha mana joogin karno in ay nagu yimaadaan laakiin waxaan go’aansan karnaa ruuxa lala wadaaago jaceylka.
  • Inta aanan hurdin ka hor waxaan sawirtaa sida aan dareemi lahaa haddii aan gacmahaaga ku dhex hurdi lahaa laakiin dhab ahaan waa mida jawi macaan gacmahaaga oon ku dhex hurdo.
  • Erayada WAAN KU JECLAHEY ma ahan in afka looga dhaho ruuxa la jecel yahey laakiin waa dareen laga garan karo ficilada ruuxa wax jecel bixiyo.
  • Ma haayo erayo aan ku qeexo ama aan ku cabiro dareenka aan xagaaga u qabo.
  • wax ka ogoow naftaada, wax ka ogoow dadka kale, aamin naftaada kadib waxaad arkeysaa ruuxa ku jecel.
  • waa maseeraa waan wal walaa waa niyad jabaa sababtuna aad ayaan kuu jeclahey.
  • Waxaan rajeynaa in aad ila joogto si aad gacanta ii qabato, waxaan rajeynaa in aad ila joogto si aad ii shumiso, waxaan rajeynaa in aad ila joogto si aan u wada qabsano waxaan wada jir u qaban laheyn.
  • Hak dhigan qof dareenkiisa kaftan waayo ma awoodi in aad runta u sheegto marka aad dhab ahaan u ogaato heerka uu ku aamino.
  • Waan ku garab taagnaanaa, ku caawinaa kuna jeclaanaa dhib malahan fogaanshaha aad iga fog tahey!
  • Jawiga ugu farxad badani waa markaa aad hab siiso ruuxaad jeceshahey isna uu dib hab kuu siiyo.

CADDE MURSAL

(254)724-847239

NAIROBI

F.G

Oraahyadaan qaab SMS ahaan ah ayaad ugu adeegsan kartaa mobeelkada adigoo hadba kuwa ku quseeya ka qaadanaya oraahyada.

Comments are closed.

Keydka Sawirada

Get the Flash Player to see the slideshow.

KEYDKA SAWIRADA

injineere g1 injineere1 rajo e1 a1 e3 e2 m2 ufurow m3 e6 e5 m4 m1 e4 a2

Inta Na Soo Booqatey

Wararka Kale

Kalendaariyaha

April 2014
M T W T F S S
« Nov    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  

Delicious